Nin haween jeclaaday
Hawliyo dhibaatiyo
Way maayo hadimo ee
Anoo kugu hanweynbaad
Halbawlaha i goysoo
Warba iima haysidee
2x

Hadal tira ma fiicnee
Adoon iga haraadin
Maxaa kula hagaagsan
2x

Inaan kaa hadhaamee
Gaad taladeen hayaa
Inaan kaa hadhaamee
Gaad taladeen hayaa

Hadaynaan heshiinayn
Hadaynaan heshiinayn
Waa inanynu kala hadhnaa
Kala hawl yaraysanaa
2x

Eedu way baxaysaa
Ileyn heybsan maayee
Aan kaa horeeyee
Hadii kale aan u hoydo
Halkii loo badnaa iyo
Aakhiro u hayaamee
2x

Hadal tira ma fiicnee
Adoon iga haraadin
Maxaa kula hagaagsan
2x

Inaan kaa hadhaamee
Gaad taladeen hayaa
Inaan kaa hadhaamee
Gaad taladeen hayaa

Hadaynaan heshiinayn
Hadaynaan heshiinayn
Waa inanynu kala hadhnaa
Kala hawl yaraysanaa
3x

Waa inanynu kala hadhnaa
Kala hawl yaraysanaa
Waa inanynu kala hadhnaa
Kala hawl yaraysanaa

Exit mobile version