VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Onkod roobku ma daayo - Lyrics

onkod roobku madaayo ana taaha madaayo ana taama ilaabo jacal looramad maayo oo hilaac bixin maayo qayro weero madaayo ilan aamusi maayo cirku biirsi madiido ilaah tiisu ma oosho calaf laskama oodo ubax bar ma qarsoomo quudka laskuma waaro ifka lasku tudhaaye iilka lasma gargaaro habanlaskama baajee nabsi hayga amaahan axdiga dhexdeena ha iloobin aqoontee sida oogta hilaaca ilaskeeda cadceeda amaantaada libaaxa maalin waanad ogayne ayaan uurka iyo maanka wadnahay ga agtiisa sida aayadku taala uumiyaha utusaaye hadii uuna iblasku igakaa ambinane inaad iitudhi waydo eegi maayo kolayee arinkuuma hambayne aaraankii makudeeqay sidaaa hayga adkaysan nabsi hayga amaahan axdigeena dhexdeena ha iloobin aqoontee
Queue is empty
-- / --