VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Onkod roobku ma daayo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdikariin jago
Onkod roobku ma daayo

onkod roobku madaayo ana taaha madaayo
ana taama ilaabo jacal looramad maayo
oo hilaac bixin maayo qayro weero madaayo
ilan aamusi maayo cirku biirsi madiido
ilaah tiisu ma oosho calaf laskama oodo
ubax bar ma qarsoomo quudka laskuma waaro
ifka lasku tudhaaye iilka lasma gargaaro
habanlaskama baajee nabsi hayga amaahan
axdiga dhexdeena ha iloobin aqoontee
sida oogta hilaaca ilaskeeda cadceeda
amaantaada libaaxa maalin waanad ogayne
ayaan uurka iyo maanka wadnahay ga agtiisa
sida aayadku taala uumiyaha utusaaye
hadii uuna iblasku igakaa ambinane
inaad iitudhi waydo eegi maayo kolayee
arinkuuma hambayne aaraankii makudeeqay
sidaaa hayga adkaysan nabsi hayga amaahan
axdigeena dhexdeena ha iloobin aqoontee

codkii Cabdikariin jago