nal iyo waxa tahay iftiinkii
ala xiskiyo dhibtigaba iftiinshe
naqiyo waxa tahay udgoon
qalbigu arigeed ku naaxo

dajiya nasiya taaho
niyada adigaa u dhiso
aday kugu naahirta
intay noolaaba arkayso

nadiiray nasabay macaan
midii dhibka ila nacdaay
naciyo naxliyo iga jirtay
kabaha noloshaa taheee
miyaad naxli iga gaydaa
miyaan naxariis qalbiga
cid kale kala noqon karaa

naq iyo doogi ii baxaa
nal iyo waxaad tahay ilays
xiskiyo nadbigaad iftiinsha
rabigu xumaan ka najee

necawda udugaa tahoo
waxaad tahayna naruuro
nafteeda tii hurtee
nasiibku igu simaay

Exit mobile version