gayaanka dhamaan
geenyadaan ka xushaa
balan aan guntanaa
gacan saydh timidoo
wacadki gudhisoo
iga raad gadatee
go,aankaan dhiginiyo
midii aan ka mudnaa
hadii ay gudi layd
ma qabeen gocoshee
galad baan qabilaa

halkii aan gibilay
wada haynay gadhkee
gurigaan dagilayn
goobtii uu ku eekaa
yoolkaan gaadhilahayn
gergadii ka gadoo
go,aankaan dhiginayo
gedii aan ka mudnaa
hadii ay gudilaydd
ma qabeen gocoshee
galad baan hanan laa

gurac muu ka ahayn
go,aankay tashatee
kasbay iigu gaftee
oo guyaal ka guyaal
caashaqii godlanaa
ayay gaagaxisoo
go,aankaan dhiganiyo
gedii aan ka mudnaa
hadii ay gudilayd
ma qabeen gocoshee
galad baan hanan laa

Exit mobile version