filsantii haween kaay farxadii naftaydaay fariintayda maqaloo markaan kaa fogaadaa fakar igu abuurmoo fiyoobidii mahaystee

hablahaa kale mafiirshee geeskaaga oo qudha fahmadayda qaadee

farxiyoy walalay waxa aan ku farayaa hafudeedsan axdigeenee faraqaan kaaga xiray fiiro dheer lahaaway una feejignow

adigaan ku faanaa oon ku fiirsadaayee fariintayda maqaloo markaan kaa fogaadaa fikir igu abuurmoo fiyoobidii mahaystee

hablahaa kale mafiirshee geeskaaga oo qudha fahmadayda qaadee

farxiyoy walalay waxa aan ku farayaa hafudeedsan axdigeenee faraqaan kaaga xiray fiiro dheer lahaawee una feejignow

sidii wabigii juboo shibiro qaaq kaleeyihiin codkoodii jilicsanaa jaceel ugu heesayaan

ayaad jowharad lamoodyay jaleecda eegmada indhaha soo jiidataa

alaylehe waa jabkay dartaa anigoo jiraban hadaad jaaw igu tiraa

sidii jeegaanta rooboo dhulkoo jiilaala da'ayoo biyuhu jiifaan carada nafluhu jeelkuu uqabo

ayaad jowharad lamoodyay jaleecda eegmada indhaha soo jiidataa

alaylehe waa jabkay dartaa anigoo jiraban hadaad jaaw igu tiraa

Exit mobile version