indho caashaqoo jacayl ooyayoo
ilmo saydhayaa aragaa rabee

dhago awadanoo anfariirsanoo
ku abaarsanbaa eray kaa rabee
eray kaa rabee ma ilowsantee

uurkiyo wadnaha unugyada jidhkiyo
idilkood xubnuhu way ku eegayaan

Exit mobile version