Maxaan xabaday ku nacay
Xiriirkaaga maxaan necbahay
Maxaan xabaday ku nacay

Xasaradaha ooga niyo
Dagaal ka xigaa lahaa
Xinjiraha daad san iyo
Xasuuqaad sabab u tahay

Adaa xasilooni iyo
Habaal nabad iyo
Maxaan xabaday ku nacay

Bulshada adoo la xidho
Dhanbaal oo xayiyo
Halbay aadmigaad u tahay
Maxaan xabaday ku nacay

Exit mobile version