VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kala baadiyownee - Lyrics

gaaridaa haweenkaay calaf meel ku gee geeri ha joogtee bal ogoow gayaan kale dadka uga gudoomee gaadaha shabeelkoo gocomada wajeeriyo intu ay ku gaamuray guudkiisa shaashkana midab gurun gurcoodiyo goobaab cadaaniyo gabalays iska muujeen oo godan barwaaqa galabnimo u soo baxay gacaloy sidiisii waxaad tahay mid guul ugub qurux ugu gar gaaree geesiga bar baartow calaf meel ku geeyiyo bal ogow gayaan kale dartaa uga godoome
Queue is empty
-- / --