VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta kala baadiyownee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdirahman Dheere
kala baadiyownee

gaaridaa haweenkaay calaf meel ku gee
geeri ha joogtee bal ogoow gayaan kale
dadka uga gudoomee
gaadaha shabeelkoo gocomada wajeeriyo
intu ay ku gaamuray guudkiisa shaashkana
midab gurun gurcoodiyo goobaab cadaaniyo
gabalays iska muujeen
oo godan barwaaqa galabnimo u soo baxay
gacaloy sidiisii waxaad tahay mid guul ugub
qurux ugu gar gaaree
geesiga bar baartow calaf meel ku geeyiyo
bal ogow gayaan kale dartaa uga godoome

codkii Cabdirahman Dheere