faadumoo ugaaseey farxadii
indhaha iyo nafta raaxadeedaay
falaarihii kal gacalkuna furihii
ka soo kacay kalsoonidu ku fidayoo
macaan furahaad u noqotayee

jacaylkuna fagaaraha dhankaagu
u fara baxaye foosoo kal gacalkii
waana faham dhex deena ah

fiican ooridaydaay faca maanta joogiyo
taariikh fogaatiyo qurux dumar ku faaniyo
ama ubax fiyoora a farxad seexan waayaa

Exit mobile version