Maxaa cusub maxaa cusub
Waa albumkii aynu ugu magac darnay
Albumkii qarniga iyo kii sanadka
Waa albumkii qubbi
Wixii qiimo laa lagu wada qancaa
Meeshii qurux lena naftu wey ku qanacdaa
Codkii qaaliyana waa lagu qaboobaayee
Maantana bal qabo oo
C/raxmaan dawlo
Albumkii qubi
Abwaanada tiriyay albumkan :
Yuusuf Maxamed Muumin ( Yuusuf Yare )
Maxamed Aadan Shamuuray
Mawliid Xasan Curjin
Khadar Sh.Axmed wali Moojaale cali qaajun
Laxamada :
Yuusuf yare
Shamuuray
C/raxmaan dawlo
Music:
C/wahaab canto rabnaaji
Studio :
Shooshaar
Eng : sond by
John ankloat
Waa hambalyadii
Iyoo soo saaridii
Somali total music
Nairobi
Is kaashi studi
Yagleel studio
Kaneda
Codkii :
C/raxmaan dawlo
Ablbumkii qubbi
Music:
C/wahaab canto rabnaaji
Studio :
Shooshaar