VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ugbaad mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdirahman Dowlo
Ugbaad

Wali uunkaa
Axadaan ku ag dhigo
Aduunyadaa kuman arag
Aduunyadaa kuman arag
Macaan intaan jiray

Mana helin asaagaa
Halka gudaha uurkiyo
Ubucdaydu kaga taal
Qof kaloo istaahilo
Qalbigaygu aamino

Mana filayo abidkay
Inaan kaa ahaan karo
Ayo kaaga maarmoo
Ku ilaawi kara sahal

Naftayduna adoo qudhay
Ifka kuugu jeceshohoo
Ka qoloolo rayntaa

Iimaankaa deeqaay
Faaduumo hoy la,aantaa
Uma ladayo ladayo
Uma ladayo istareex

Iimaankaa deeqaay
Udgooneey la,aantaa
Uma ladayo ladayo
Uma ladayo istareex

Wali aniga
Adigan ilwaad qurux
Wanaagey xiro kuugu
Wanaagey xiro kuugu
Oodnagay

Mana jiro asluubtiyo
Edabtiyo xishoodkiyo
Ixsaankaaga gabadh loo
Arxan aan ka door bido
Arxan aan ka door bido

Mana ogi faadumooy
Aynigaa filkaaga
Ina lagula meel dhigo
Hibo kula irmaaneey

Naftayduna adoo qudhay
Ifka kuugu jeceshohoo
Ka qoloolo rayntaa

Iimaankaa deeqaay
Faaduumo hoy la,aantaa
Uma ladayo ladayo
Uma ladayo istareex

Iimaankaa deeqaay
Udgooneey la,aantaa
Uma ladayo ladayo
Uma ladayo istareex

codkii Cabdirahman Dowlo