Adaan. Dartaa udaalanahoo
Dawooy kalgacaylka ula darisee
Dareen ku raboo ku door bidayaa
Wixii Danby dhacay. Indhaha ka dadee

masuul.com

Daan iyo carabaa isdiidi karee
Intaad dudi lahayd anaa daganee
Dadnimaa sharaflee macaan. Idawee

Adaa dookhiyo naftayda dabroo
Laabtyda dagoo dabiibay wadnaha
Danqaabo jacayl deel qaaf ma galee
Duliyo samir yeelo waa dahabee
Daaniyo carabaa isdiidi karee
Intaad dudi lahayd anaa daganee
Dadnimaa sharaflee macaan Idawee

Exit mobile version