hubaashi midaan rabayee
haween aan ka doortaay
RABI igu hagaajaay

hanka la isu doortiyo
midkaan haybinaayow
way inoo hagaagtee

haldhaa waad i deeqdoo
hawshii ka raystee

hiilkii naftaydoow
hogaanka ii qabo

hablaha hargaysoo idil
hormoodkaan ka doortaay
hanteen calaf u yeeshaay

Exit mobile version