adaan kuu jecelahay
jecelahay aduunkoo

naf ku ogolbaa ogolbaa
ku eeganaysoo

adaa qalbigiyo
uurkayga hantoo

ayniga ragaan ragaan ragaan
ragaan kaan ishaartayoo

afka kaa kaama dhigo
amaantaadeee

adaan dunidaba ax dunidaba
adaan dunidaba dunidaba
dunidaba dunidaba kaligaa aaminee

ii noqo ii noqo ii noqo aayaha
midaan irkoodo ii noqo ii noqo
ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo
ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo

ii ahaw udgoon intifaac lahoo
ii noqo midaan ii noqo ii noqo
ii noqo midaan midaaan abidkay
abidkay la jiro ii noqo midaan abidkay
abidkay la jiro

idilkood haweenkaba
taan ku uursamaa

asaagay adaan hooy
adaan kaa astaystayoo

adaaa unugyada
inanyhay hadhsadoo

dhaayaha awgaa awgaa
awgaa u ilmaynayoo

ilwaad qurux quruxeey
indhaha deeqaay

adaan dunidaba ax dunidaba
adaan dunidaba dunidaba
dunidaba dunidaba kaligaa aaminee

ii noqo ii noqo ii noqo aayaha
midaan irkoodo ii noqo ii noqo
ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo
ii noqo iftiiniyo ilays i hagoo

ii ahaw udgoon intifaac lahoo
ii noqo midaan ii noqo ii noqo
ii noqo midaan midaaan abidkay
abidkay la jiro ii noqo midaan abidkay
abidkay la jiro

Exit mobile version