hooy dhacdooyinku waa rasmiyee
anoon rajo guur karabin

heey yartaan roonaansho bido
markaan baadheen roqroqay

waxan raaliyo ku idhi runtii waa xural cayn
markuu rabiqeed allkumay waa xural cayn

ninkii raliyada xasnada ruqtiisa kuraawisoo
gobweeyaan raas qaboow
dirweeyaan raad qaboow

aduunyadu waa raxliyee ruqtaan kubarbaaiyo
anoo raaswaca kunool sidaan ahay ruux lamaray
waxa reenka iigu wacan rutii waa rasamaal
ramash iyo raaxo guur waa raasamaal

Exit mobile version