markuu jeera dhaabuu jilif geed ku yeeshaa jiridii laxaad leh jabi waayi maysee
jir jirkiyo dartaa baan jeegada u aalaa jalkii qaadan waayee

sidaan kuugu jeelee jiro ii haleeshay naftu kuu jeclaatiyo
sidaad iiga jeedaa isku jaadba maahee

jaleecada xagaagay indhihii jiraanoo adigaa ijiitoo jar dheer
iiga laacee

jir jirkiyo dartaa baan jeegada u aalaa jalkii qaadan waayee

sidaan kuugu jeelee jiro ii haleeshay naftu kuu jeclaatiyo
sidaad iiga jeedaa isku jaadba maahee

Exit mobile version