ileen sow nax diniba iyo nabar hal bowlaba nabsi iyo jecelluba waalaba naf qeebsi leh x2

nacfi malaha ruuxuu ku nuux sado jaceel kuye x2

anuu igu nagaadoo inaa naabinaayee nawaalay ii dhaga nuglow x2

nacab iyo war xume side
kuwii naxsininoo naxli
kugu abuurinoo ina kala nagayneen x2

wadnahayga dhiigay wax kaluu dhanyaho x2

ee yaanay nacasnimo naanees ku raacine nawaalay ii dhaga nuglow x2

Exit mobile version