dhaayahayga noloshaya
nuurkaaga ilays weyan
taan ishaarto
ilaadau ogtahay
olalheena caashaqu
wuu is gaadho
aqal weeyaan

abaarni xubigeena
is adeecno way ahaate
afkaartu way samaate
alalaasku wuu isagadhay

akhlaaqsan nudkaagu imow
isir goba aabaha iyo adeer
hooyada wacan ka tafiirmen

nin difaacshay raxmay xubigeenu
nasiib weeyan taan ishaarto
ajiib weyan nolol la intifacsho
awlaadsan weeyaane

Exit mobile version