VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilyan dhaan - Lyrics

Dhameys qurux badan Dhameys dhaqan bilan Dhameys burji huuwan Dhameys bili sugan Dhameys maan baran Biil istameed u dhigan Dhalina uma bogin Bashar ila siman Dhameys qurux badan Dhameys dhaqan bilan Dhameys burji huuwan Dhameys bili sugan Dhaneys maan baran Biil istameed u dhigan Dhalina uma bogin Bashar ila siman Aniga ii bidan Bilyan dhaan ii bilan Bilaahi igu badan Hurdana kama bogan Mayle bi'iinbaa ido iigu maqan Hadmay baldoowi bogtay igu taal Aniga ii bidan Bilyan dhaan ii bilan Bilaahi igu badan Hurdana kama bogan Mayle bi'iinbaa ido iigu maqan Hadmay baldoowi bogtay igu taal Bilcan igu naban Boqran igu ladhan Bogana ugu qoran Sii anbi'i karin Baana ugu filan Busayl igu ladhan Axsan iga mudan Amaantayo badan Bildhan ta u xun Bilic ugu mudan Haweenka baladkan Bilad ta u xidhan Baana ugu filan Busayl igu ladhan Axsan iga mudan Amaantayo badan Gaari basar wacan Gaari baa u togan Gaari xurmo badan Gaari beer xalan Gaari balan sugan Beena aan baran Dhaqana baal marin Habeen aan bixin Gaari basar wacan Gaari baa u togan Gaari xurmo badan Gaari beer xalan Gaari balan sugan Beena aan baran Dhaqana baal marin Habeen aan bixin Hidaha may burin Balana kamay bixin Basharna kama caban Dhibna may badin Hadaan la burinin Baxna la i odhan Arooska u bilan Bishan iga go,an Hidaha may burin Balana kamay bixin Basharna kama caban Dhibna may badin Hadaan la burinin Baxna la i odhan Arooska u bilan Bishan iga go,an Bilcan igu naban Boqran igu ladhan Bogana ugu qoran Sii anbi'i karin Baana ugu filan Busayl igu ladhan Axsan iga mudan Amaantayo badan Bildhan ta u xuur Bilic ugu mudan Hablaha baladkan Bilad ta u xidhan Baana ugu filan Busayl igu ladhan Axsan iga mudan Amaantayo badan
Queue is empty
-- / --