VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Bilyan dhaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdirsaaq anshax
Bilyan dhaan

Dhameys qurux badan
Dhameys dhaqan bilan
Dhameys burji huuwan
Dhameys bili sugan
Dhameys maan baran
Biil istameed u dhigan
Dhalina uma bogin
Bashar ila siman

Dhameys qurux badan
Dhameys dhaqan bilan
Dhameys burji huuwan
Dhameys bili sugan
Dhaneys maan baran
Biil istameed u dhigan
Dhalina uma bogin
Bashar ila siman

Aniga ii bidan
Bilyan dhaan ii bilan
Bilaahi igu badan
Hurdana kama bogan
Mayle bi'iinbaa ido iigu maqan
Hadmay baldoowi bogtay igu taal

Aniga ii bidan
Bilyan dhaan ii bilan
Bilaahi igu badan
Hurdana kama bogan
Mayle bi'iinbaa ido iigu maqan
Hadmay baldoowi bogtay igu taal

Bilcan igu naban
Boqran igu ladhan
Bogana ugu qoran
Sii anbi'i karin
Baana ugu filan
Busayl igu ladhan
Axsan iga mudan
Amaantayo badan

Bildhan ta u xun
Bilic ugu mudan
Haweenka baladkan
Bilad ta u xidhan
Baana ugu filan
Busayl igu ladhan
Axsan iga mudan
Amaantayo badan

Gaari basar wacan
Gaari baa u togan
Gaari xurmo badan
Gaari beer xalan
Gaari balan sugan
Beena aan baran
Dhaqana baal marin
Habeen aan bixin

Gaari basar wacan
Gaari baa u togan
Gaari xurmo badan
Gaari beer xalan
Gaari balan sugan
Beena aan baran
Dhaqana baal marin
Habeen aan bixin

Hidaha may burin
Balana kamay bixin
Basharna kama caban
Dhibna may badin
Hadaan la burinin
Baxna la i odhan
Arooska u bilan
Bishan iga go,an

Hidaha may burin
Balana kamay bixin
Basharna kama caban
Dhibna may badin
Hadaan la burinin
Baxna la i odhan
Arooska u bilan
Bishan iga go,an

Bilcan igu naban
Boqran igu ladhan
Bogana ugu qoran
Sii anbi'i karin
Baana ugu filan
Busayl igu ladhan
Axsan iga mudan
Amaantayo badan

Bildhan ta u xuur
Bilic ugu mudan
Hablaha baladkan
Bilad ta u xidhan
Baana ugu filan
Busayl igu ladhan
Axsan iga mudan
Amaantayo badan

codkii Cabdirsaaq anshax