dhaaxuu maqnaa
meermeerayooo
kolba meel jiree
samir muujiyaa
dulqaad maalayaa
maantoo kalaa
mudo sugayooo
dharaarihii mugdiga
walo meelayoo
maalmahan rabaan
dhex mushaaxayaa
farxad miidhanbuu
maankii noqdee
ma dabaaldagaa
waan macaan sadee
meel aadan ogey
mulki yeelatooo
waan miirsadee
mar labaad talow
xaflad maan dhigtaa

maalmaan xusuus
dhex muquurtayoo
meeha naabayaaa
iga meertayaaa
iga maadsatayaa
murugtii badnayd
waan ka maydhayoo
jaceylkeenuna
uu midho dhalayoo
markalan hadana
bishii malab ka galnay
farxad miidhbuu
maankii noqdeee
ma dabaal dagaa
waan macaan sadee
meel aadan ogey
mulki yeelatooo
wan miyirsadee
mar labaad talow
xaflad maan dhigtaaa

Exit mobile version