xasuus kugu dil ruuuxuu
qalbigu kugu xidhiidhshaaye
xad la dhawrto dabar lagu xanibo
xeersan xeersan waxaan haysan

xumad badane caashaq
wadnuhu xalay la kaaraayay
ALLE waxaan ka sugayaa
hablaha taan xushayeen rabay
XAAKIMOW ALLAHAYAW
jacayl la iigu xarakeeyay
xadantiyo lurbuu igu diloo
waan xaraansamayee
xuural cayntaan doonayee
xilo u saadaashay

xaaskay haday noqoto
oo meher xalaaleeyo
xashka mooyee
xoolo iyo aduun kumaba xiiqeene
xamdigaaga waan badinayaa
BOQORKAYAW calaf xagay raaci

Exit mobile version