VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dartaa - Lyrics

Dookh bila dugsiiyaay Boog dhaya dabiibaay Darajada hankeygiyo Diktoorkayga kaliyaay Marna deymadaydaay Darajada hankeygiyo Diktoorkayga kaliyaay Marna deymadaydaay 2x Maan daweeyahaygoow Nalka nalka daarahahgoow Mar daneeyahaygoow Marna mar dugsiiyahaygoow Marna deeqsigaygoow Marna marna deeqsigaygoow 2x Durba ima cidleeyaay Danta ila daneeyaay Karti la iigu deeqiyo Dahab la igu sooraay 2x Dhibta ila dareemoow Abid ii dulqaatoow Dookha aan ku dhaatiyo Nafta kaan u dooroow Nafta kaan u dooroow 2x Dajiyaay la,aantaa Farxad maan dareemeen Dadka kama dhex muuqdeen Darajana ma yeesheen Doc kastoon ka eegana Dartaabaan u noolee Sidaa iigu duubnoow 2x Dajiyoow la,aantaa Farxad maan dareemeen Dadka kama dhex muuqdeen Darajana ma yeesheen Doc kastoon ka eegana Dartaabaan u noolee Sidaa iigu duubnoow Dartaabaan u noolee Sidaa iigu duubnoow Dajiyoow la,aantaa Farxad maan dareemeen Dadka kama dhex muuqdeen Darajana ma yeesheen Doc kastoon ka eegana Dartaabaan u noolee Sidaa iigu diirnoow Dartaabaan u noolee Sidaa iigu diirnoow
Queue is empty
-- / --