VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dartaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdirsaaq anshax
Dartaa

Dookh bila dugsiiyaay
Boog dhaya dabiibaay
Darajada hankeygiyo
Diktoorkayga kaliyaay
Marna deymadaydaay
Darajada hankeygiyo
Diktoorkayga kaliyaay
Marna deymadaydaay
2x

Maan daweeyahaygoow
Nalka nalka daarahahgoow
Mar daneeyahaygoow
Marna mar dugsiiyahaygoow
Marna deeqsigaygoow
Marna marna deeqsigaygoow
2x

Durba ima cidleeyaay
Danta ila daneeyaay
Karti la iigu deeqiyo
Dahab la igu sooraay
2x

Dhibta ila dareemoow
Abid ii dulqaatoow
Dookha aan ku dhaatiyo
Nafta kaan u dooroow
Nafta kaan u dooroow
2x

Dajiyaay la,aantaa
Farxad maan dareemeen
Dadka kama dhex muuqdeen
Darajana ma yeesheen
Doc kastoon ka eegana
Dartaabaan u noolee
Sidaa iigu duubnoow
2x

Dajiyoow la,aantaa
Farxad maan dareemeen
Dadka kama dhex muuqdeen
Darajana ma yeesheen
Doc kastoon ka eegana
Dartaabaan u noolee
Sidaa iigu duubnoow
Dartaabaan u noolee
Sidaa iigu duubnoow

Dajiyoow la,aantaa
Farxad maan dareemeen
Dadka kama dhex muuqdeen
Darajana ma yeesheen
Doc kastoon ka eegana
Dartaabaan u noolee
Sidaa iigu diirnoow
Dartaabaan u noolee
Sidaa iigu diirnoow

codkii Cabdirsaaq anshax