jacelka anoo kadida jaceelka
anoo ududa nolosha dariskeeda bilan doc wacan
tii iga tustee kusoo durug
kusoo durug igu tiraay

cidliyo kalinimiyo diif
deertii maydhee xashaay
ubaxii isha soo duwee
daymada soo jiitayee
idaawo yidhi dayaay

dadiyo duunyiyo dal iyo
aniga duni daydiyay
dhexdeg laaab tayda hoo
dawaaf maankayga hoo
deg keen qalbigayga hoo
ku liin bax dareen kayga hoo

ducadii la ajiibay iyo dawadii
dawadii rabi ii fidshee
deg dega ii baanatee
kashaydii daboolaneed
gantaal ku daloolisaay

xilkaan dal badee sugiyo
rajadii darar tee maq need
lis iyo danbar keediyay
dam iyo mugdigii habeen
nuurkii dooriyee diraay

dad iyo duunyiyo dal
aniga duni daydiyay
dhexdeg laaab tayda hoo
dawaaf maankayga hoo
deg keen qalbigayga hoo
ku liin bax dareen kayga hoo

Exit mobile version