naftaan kuu diray
daraad galabe
jacaylkan i dagee
haday i damacdoo
danbigay gashayban
diwaan ku qoroo
dacwada uga dhigay
dadkii i baraye

adoon ii dirayn
darbaysay naftoo
hurdada docda dabayshatayo
dubtii i gaadhayba
qalbiga damacdayo
alle i dilay way
daashatay naftani
dareen kii durbaa
ka guudbi jiray

ayadoo dayax jirin
ku daydayi jiray
awxii doojin jiray
dabarka ka furo
intaan damiyaan
dabool ku xdhee

anoo dilanoo
bilano dadka
ku dhacoo
adoo darayaa
i daawinaysoo
eegada dhabankoo
ka muujinaysee
dabinka ila diirsanayse

anoo ku dulaysan
hadaan ku dirnaa
maantana dibnaha
ku dayrinayo
dawadu qof kalay
ku duugantaho
jacayl daimay
dunida ka hshee

ayadoo dayax jirin
ku daydayi jiray
awxii doojin jiray
dabarka ka furo
intaan damiyaan
dabool ku xdhee

Exit mobile version