Intaad intaad intaad
Intaad geeriyood geyootay
God dheer awgaa u hoyday
Intaad geeri aad ku reebtay
Garaadkisa u halaabey
Hadii lagu geeyo golaha xumaha
Guudkaagu hanageydo wanaag
Abaalka
Kaa ma gali kartaa
Jaceyl gar ma qadataa

Intee gabadh Golongoleysa
Gubtaantayada haysa qarisa
Oridaa kaligeed gudeysa
Gawaanka cidlo oyday

Colkaa gubayana la goohdey
Gorsheego dibnuhu shiix galaane
Intaaso gafaad gashaye
Jaceyl gar ma qadata

Ogoow dhaqan waa ma guurane
Intee intee geesi gabadh jeclaadey
Gacmuhu ay madhanyihiin
Guunyaba lahayn reerku
Geel iyo fardo lagu xidhey
Guurkisii halka ku lumey

Exit mobile version