Labayahow dareen
Dookh iyo kalgacal
Meel.wada dajee
Calaf calaf orbis iyo
Raxmaay calafku
Isku daray x2

Aan dabaal dagee
Damaashaadka iyo
Durbaan iyo mash
Xarad orbis iyoo
Raxmaay dadabtii
Aroos x2

Isku diirsadoo isku
Duugsadoo darajadii
Gayaan dusha saar-
Ateen dugsi wacan
Kulada orbis iyo rax-
Maay dugsi wacan
Kulada x2

Isku dulqaata oo isu
Daacadnimo isu daa-
Dahshoo ismadiida
Iyo noqda ul iyo diir
Orbis iyo raxmaay
Noqdaa ul iyo diir
X2

Caashaqiinan dahab
Aan is doorinayn
Kalgacayl aan damin
Dagal waxii bataaa
Labo isu diran ee
La isku dirin da'imow
Kayeel x2

Rugta aad dagtaan
Inla daawadoo ubad
Lagu dagoo jacayl
Deer uyahay da'imow
Kayeel x2

Exit mobile version