ma lulaay ku aaway
ugbaad nuura
hirkii nolashiyo
ugbaad nasabeey
nimcadu hoortiyo
kaabihii noloshaay
miyaan ku nacaa
mar qudha

oo dartaa igu laban
igu naban
dareen nabsiyo
dartaa igu naban
dartee ubaxiyo
adaa naxiyo
naruur u furee
miyaan naxli iyo
necbaansho gashaa

ugbaad nasabey
nusqaan ka jirow
horaan nacabkii
niyada u gali

jacaylkan nagee
ku nagee
midigtii noloshaay

Exit mobile version