VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Remix anshax - Lyrics

Markii lay gaba gabeeyay Markii gooni la ii faquuqay Gayaankay miyaan ka Gaabshay Markii lay wada giriifay Gabdhuhu ii wada shireeno Go'ana qaar bayga tuuray Gugaygii miyuu habsaamay Anigu Gumoobi maayo Mar uun baan marunbaan Guban ka helinoo midaan Gacaloy idhaahdo ganbana Aan igu xidhaynoo gob'ay Tahay hooyadeedoo Gayaan kana ugu wanaag- San Mahalkii dharaartii casar Kii mamodiga dad hargaysa Soo maray hadiyada iigu Dhiiba Markii ugu horaysee i hal- Eelay caashaqu lay lay Lala mahalkaan fadhiistaa Ma hoygii kalgacal kee Hami anigoon qabin Haween anigoon rabin Heestu iiga yeedhaa Habeenkii taariikhdii maalin Tii ilaa hadeer hadba saac-- Aday tahayey iyo markii La ihelayay iskusoo hagage Shanta goor ilaahay salado Lasheed marin wuxu noogu Shaaciyay shuruud weeye Qaaliya Shiikhuba wuxuu ubad Shaqalada quraankiyo Shaafici ufarayaa in Shafeeco aakhiro shido Li'i lasiiyaa Ana waxan shamisay Sheekay sigeeniyo shido Qaali uga dhigay sharaftaa Dhex deeniyo Cishqigoo hoo aahaahaa Ushubaaliyaa shila aan Ka dhowrnaa Jacayl lama moosi karo Oo sidii mayay guu da'aa Muraaquu kugu dilaa Midiyo daab luusitaa Halbowlaha kaa marsha Micida waa loodhintaa Musiibadu way jirtaa Miraha geed sare kuyaal Marbaad umiliilicdaa dad Kana waad uga mid tahee Waxan ku mataalayaa Qof maqanoo meel fog Jira aanse meher kaaga Tagin miyaa malab loo Tufaa macan loosayriyaa Muraadkaa lagu xiraa Halaalacdiyo muuqii Indhuhu waxay u haysten Dayaxoo hogiisii ka soo Baxay hal baarkeed Shucaacoo higsanayay Haa haa ma'aday hortag-- Naa Hiyigana udgoon kaan Hanqalka ulasara kacayay Ay mooday himiladu Gooray hiimsa hiimsaha Howd iyo kayimid bari Misna adiguu ahaa Haadba haad kici hay- Badaadu noqataye hodan Baad ka tahay qurux Hamano waa tan kugu Ladhan helistana nasiibkey
Queue is empty
-- / --