VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Remix anshax mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdirsaaq anshax
Remix anshax

Markii lay gaba gabeeyay
Markii gooni la ii faquuqay
Gayaankay miyaan ka Gaabshay

Markii lay wada giriifay
Gabdhuhu ii wada shireeno
Go'ana qaar bayga tuuray

Gugaygii miyuu habsaamay
Anigu Gumoobi maayo

Mar uun baan marunbaan
Guban ka helinoo midaan
Gacaloy idhaahdo ganbana
Aan igu xidhaynoo gob'ay
Tahay hooyadeedoo
Gayaan kana ugu wanaag-
San

Mahalkii dharaartii casar
Kii mamodiga dad hargaysa
Soo maray hadiyada iigu
Dhiiba

Markii ugu horaysee i hal-
Eelay caashaqu lay lay
Lala mahalkaan fadhiistaa

Ma hoygii kalgacal kee
Hami anigoon qabin
Haween anigoon rabin
Heestu iiga yeedhaa

Habeenkii taariikhdii maalin
Tii ilaa hadeer hadba saac–
Aday tahayey iyo markii
La ihelayay iskusoo hagage

Shanta goor ilaahay salado
Lasheed marin wuxu noogu
Shaaciyay shuruud weeye
Qaaliya

Shiikhuba wuxuu ubad
Shaqalada quraankiyo
Shaafici ufarayaa in
Shafeeco aakhiro shido
Li'i lasiiyaa

Ana waxan shamisay
Sheekay sigeeniyo shido
Qaali uga dhigay sharaftaa
Dhex deeniyo

Cishqigoo hoo aahaahaa
Ushubaaliyaa shila aan
Ka dhowrnaa

Jacayl lama moosi karo
Oo sidii mayay guu da'aa
Muraaquu kugu dilaa
Midiyo daab luusitaa
Halbowlaha kaa marsha
Micida waa loodhintaa
Musiibadu way jirtaa

Miraha geed sare kuyaal
Marbaad umiliilicdaa dad
Kana waad uga mid tahee

Waxan ku mataalayaa
Qof maqanoo meel fog
Jira aanse meher kaaga
Tagin miyaa malab loo
Tufaa macan loosayriyaa
Muraadkaa lagu xiraa

Halaalacdiyo muuqii
Indhuhu waxay u haysten
Dayaxoo hogiisii ka soo
Baxay hal baarkeed

Shucaacoo higsanayay
Haa haa ma'aday hortag–
Naa

Hiyigana udgoon kaan
Hanqalka ulasara kacayay

Ay mooday himiladu
Gooray hiimsa hiimsaha
Howd iyo kayimid bari
Misna adiguu ahaa

Haadba haad kici hay-
Badaadu noqataye hodan
Baad ka tahay qurux
Hamano waa tan kugu
Ladhan helistana nasiibkey

codkii Cabdirsaaq anshax