suleejhadii haweenkaay sadrigaad ku qoranto
qalbi adi ku saacidaa farxad kugu salaamee
sinji dhalaad ayaad tohoo waad suurad wacanto
sabanadan hablaha kacay ayaad ugu sareysa

sida sida aad u hadashiyo hanaan sami
u socodkiyo sifahaagan xishoodka
ku salaysan asluubta gayaan kaaga
soocdiyo saw sawjadaydii maad noqon

xidigohoo siraatoo saqda dhexe habeenki
samadu ay iftiintaa ayaad iila simantehe
suhuura oo nal bixisoo daruuraha samado
oo sagaalku jaranyahaad suuradooda
leedahay

Exit mobile version