VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bandar qaasim - Lyrics

doonidii baloolay ka baqooshay cadanee bandar qaasim loo raray iyo bari guntiisii dabayluhu dhufteen ee bartankii ka jabiyeen iyo dakhalkii dheeraa cowrala bartii iyo baaxa soorihiibay cali maax u baaqdoo gacalow ibixi iyo ibad baadi triyeey isaguna ma baylihin bilan tuu jeclaadee birmad iyo hadana baaq buu berigii ku geeyee aniga bil dhalataay baxsanay niciimoy baahida aan kuu qabo boqol sano hadaan jiro ka bogsooni maayee baxsan taan jeclaayay boqoradii ila dhalataay bad baadadii naftaydaay beerkiyo wadnaha iyo bogaad iiga taalaa
Queue is empty
-- / --