VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Bandar qaasim mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

C/xakiin x raaxeeye
Bandar qaasim

doonidii baloolay ka baqooshay cadanee bandar qaasim loo raray iyo bari guntiisii dabayluhu dhufteen ee bartankii ka jabiyeen iyo dakhalkii dheeraa

cowrala bartii iyo baaxa soorihiibay cali maax u baaqdoo gacalow ibixi iyo ibad baadi triyeey

isaguna ma baylihin bilan tuu jeclaadee birmad iyo hadana baaq buu berigii ku geeyee

aniga bil dhalataay baxsanay niciimoy baahida aan kuu qabo boqol sano hadaan jiro ka bogsooni maayee

baxsan taan jeclaayay boqoradii ila dhalataay bad baadadii naftaydaay beerkiyo wadnaha iyo bogaad iiga taalaa

codkii C/xakiin x raaxeeye