VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Subaxii iyo laylakii Ft Qoomaal mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cadeey cali ahmed
Subaxii iyo laylakii Ft Qoomaal

Jacayl baa i saaqoo
Sadrigiyo laabtoo
Dhex saqaafay beerkee
Subax Iyo alaylkii
Waan kuu siloonahay
Sina kuma gam'aayoo
Saafidii haweenkaay
Calafkaan sugaynay
Wuu inoo sugnaadee
Samo igula ciid ruwaydaay
Raga kaan ka soocdoow
Calafkaan sugaynay wuu inoo sugnaadee
Maxamadoow samo igula ciid
Aniguba sabanadan
Sahal ishqi isaaqyoo
Dadka iagaba soocyoo
Gabaahiir I seexshaa
Nafta salalinaayee
Anba kula si baan ahay
Raga kaan ka soocdow
Calafkaan sugaynay wuu inoo sugnaadee
Maxamadoow samo igula ciid
Saafidii haweenkaay calafkaan sugaynay wuu inoo sugnaadee
Samo igula ciid ruwaydaay
Seer ma waydo roob baan
Surad wacan wanagsani
Surin tahay dareenada
Saban doogle iyo nabad
Caanuhu ay susumayaan
Ku nagaanay samihii
Safidii haweenkaay calafkaan sugaynay
Wuu inoo sugnaadee
Samo igula ciid ruwaydaay
Raga kaan ka soocdoow
Calafkaan sugaynay wuu inoo sugnaadee
Maxamadoow Samo igula ciid
Sareediyo Dhul nabadsadan
Ubad saalaxoo anfaca
Farxad aan sal guurayn
Ehelkoo kusoo hiran
Saatirkaan ka barinee
Soo soco dhe Aamiin
Raga kaan ka soocdoow
Calafkaan sugaynay wuu inoo sugnaadee
Maxamadoow Samo igula ciid
Saafidii haweenkaay calafkaan sugaynay wuu inoo sugnaadee
Samo igula ciid ruwaydaay

codkii Cadeey cali ahmed