Ala qalbigaygiyo
Laabtaay ala wayna
Kala qariyeenay x2

Ala waydin kala
Qariyeenay x2

Ala inta kale waan
Ugooyee ala yaygu
Ladha laafya dheeray
X2

Allayaa ku ladha laaf
Yadheerow x2

Ala jinsigeediyo
Nuurka alaku jec–
Laaday jamaadeey
X2

Ala ku jeclaaday
Jamaalow x2

Alayaa gobtiiniyo
Reerka ala gugan
Geel u xereeyaay
X2

Ala gugan geela
U xereeya x2

Alayaa go'aan kula
Qaatoo alayaa ku
Guursada geeshay
X2

Alayaa kuguursada
Geeshow x2

Ala jiincasiyo hoo
Janada alanin waliba
Jeclaayay x2

Ala nin waliba ha
Jeclaayay x2

Ala cod codiyo caano
Geelay ala curdan
Baxay caynadiisay
X2

Ala curdan baxay
Caynadiisow x2

Ala sacda waan
Ictiraamee ala ma
Cirkoo casar hooraa
X2

Ala ma cirkoo casar
Hooraa x2

Ala lafta dhabar dh–
Al yahaygaay alayaa
Dhanaan kula aada
X2

Alayaa dhanaan kula
Aadaay x2

Ala dhulku waygu
Fogaadee alayaaa
La dhaanteeya dh–
Oolay x2

Alayaa la dhanteeya
Dheegow x2

Exit mobile version