VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Marisin mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Marisin

natan aad baabsatee kola aad beer lushey
bal inaan bogsado igu qabo biyaha
markii aad soo baxdeen soo bidhaan muuqaten
ka bogsaday wadnihii boogtu igag taal
buuqa aragtidiiyo meersin meeshay ku taal
aabay muusoy mushaaxaysa maankaygu raac
baahida aan kuu qabiyo barashada kal gacal
oon kan baasey biyuhu tirin adaa i baray
sidii qaalin geel qoona wabi la sudhay
yaa qardhaas iiga dhiga qoorta yaa iiga lula
qarnigii aan dhashaa la igu soo qooqiyoo
kolba qoonkii kacaan ana qayrkood aan ahay
naa munaay aabahaa awrta raacbuu ku yidhi
ana aragtidaadaan ku alaaladaa
uurka iyo qalbiga amateedbaad u tahay
alla daayeey amaantaada kama ilboxo
beerka iyo qalbiga marna kama baxdide

codkii Cali dhaanto