waligaa war iyo sheeko
lalawalwaalo lama raaco
adigoon waji uhaynin
war halisa lama tuuro
qofka waa sasabaad
sharaftiisa lama wiiqo
waadaad isku geeyo
siduu waayo arag sheeki
ugu danbaytii dumar
waa waa waali
waxyeelaad horseeedaaya
xaqiiqada ha waydaaran

waligaa xaq lama waabsho
danta lagama waynaado
waayeelo taladooda
waali lagama sooqaado
wali lagu gaystay
wiideeda lama sahadsho
wadaad isku geeyoo
siduu waayo arag sheegay
ugu danbayntii dumar waa
waxyeelay horseedayoo
xaqiiqada ha waydaaran

Exit mobile version