xalaybaan fikirayoo
hurdo falaga rogoyoo
falaqeeyey dunidoo
inagoo farxaynoo
fadka sare duljoognoo
faladaydii noqotee
biyo kugu furmaayoo
wabi kugu fatahayaa
way kaa fajiciyaa
tii igu filnaantayey
faydheedii bidixey
yaan la inakala fogaynin

arintii fadhiday iyo
taladeenii fiicnayd
waa lakala furfurayoo
dadbaa fiidka kacayoo
fool xumo kataliyee
inakala fogeeyoo
biyo kugu furmaayoo
wabi kugu fatahay
way kaa fajiciyaan
tii igu filnaatay
feedhaydii bidixey
yaan laan la igakaa falan

Exit mobile version