lahashada kalgacal kaan ladi waayay leedhiisiibaan la liic liicayaayee x2

sida liiga liiga orad kaan loo laamayaayoo sida low low odayaa intaa lalaba laygu shidaaye x2

maladniye cishqaa igu laba kacleeyoo noolaan maayo hadaad soo laaban waydee x2

ladaab yada jaceelkaa lahankeedu maladniye lud iyo jiidh anba waygu ladhan taahoo

sida laabta laabta xuunshadaan kala xiibo yeeshoo sida labo jir labo jir curadaan intaa soo laxaab sanaayee x2

hali liijin waranka kali kaysan xididada hadaan luxudka la idhiginee soo laaban doonee x2

lahashada kalgacal kaan ladi waayay leedhiisiibaan la liic liicayaayee x2

sida liiga liiga orad kaan loo laamayaayoo sida low low odayaa intaa lalaba laygu shidaaye x2

maladniye cishqaa igu laba kacleeyoo noolaan maayo hadaad soo laaban waydee x2

looyaanka dirireed leexadiisiyo lugtii faraska raacdee luunku gowracaanoo

sida laash laash bad ween baan liic liicayaayoo

sida laamo laamo dhabiyaan liic liicayaayoo sida labo jir labo jir curadaan intaa soo laxaab sanaayee x2

hali liijin waranka kali kaysan xididada hadaan luxudka la idhiginee soo laaban doonee x2

Exit mobile version