mahiigaan da ayaayiyo
midka laylkii hoortaa
kalgaceyl mug weynoo
soo maaxanaayaaa
marwaadii aduunyada
salkaan waxay raacdaa
tiriig iigu matashaay
kaa maarmi maayyo
jaceylkeena maamuus
muubax muunad loo
hoobaan ,meeraysaa
milicsiga asaageed
midan lagu mabsuudaa
marwadii dunidaaa
miisaanka u ahaydaay
jidiinka macaaneyde
ala igu matashaay
kaa maarmi maayee
jaceylkeenu maamuus

Exit mobile version