VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoodi hoodi - Lyrics

Hilibkayga waa kala Hoob tayee hilow-- Gaagiyee Halbowlahayga adaa Ku meeraaranee Hadalkaa hadii aan Waayaa laabtay huree Hamigayga waa halaa Baa mahurdaayiyee Har iyo habeenaan Hoodi hoodi hoodi Hoygiin soo iraaaa Iiga hiili caashaqaa Adi hurkaagiyeey waa Harsan waayayee Halbowlahayga adaa Ku meeraaranee Hadalkaa hadii aan Waayaa laabtay huree Hamigayga waa halaa Baa mahurdaayiyee Har iyo habeenaan Hoodi hoodi hoodi Hoygiin soo iraaaa Iiga hiili caashaqaa Hilibkayga waa kala Hoob tayee hilow-- Gaagiyee Halbowlahayga adaa Ku meeraaranee Hadalkaa hadii aan Waayaa laabtay huree Hamigayga waa halaa Baa mahurdaayiyee Har iyo habeenaan Hoodi hoodi hoodi Hoygiin soo iraaaa Iiga hiili caashaqaa
Queue is empty
-- / --