VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hoodi hoodi mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cali Uwaa
Hoodi hoodi

Hilibkayga waa kala
Hoob tayee hilow–
Gaagiyee

Halbowlahayga adaa
Ku meeraaranee

Hadalkaa hadii aan
Waayaa laabtay huree
Hamigayga waa halaa
Baa mahurdaayiyee

Har iyo habeenaan
Hoodi hoodi hoodi
Hoygiin soo iraaaa
Iiga hiili caashaqaa

Adi hurkaagiyeey waa
Harsan waayayee

Halbowlahayga adaa
Ku meeraaranee

Hadalkaa hadii aan
Waayaa laabtay huree
Hamigayga waa halaa
Baa mahurdaayiyee

Har iyo habeenaan
Hoodi hoodi hoodi
Hoygiin soo iraaaa
Iiga hiili caashaqaa

Hilibkayga waa kala
Hoob tayee hilow–
Gaagiyee

Halbowlahayga adaa
Ku meeraaranee

Hadalkaa hadii aan
Waayaa laabtay huree
Hamigayga waa halaa
Baa mahurdaayiyee

Har iyo habeenaan
Hoodi hoodi hoodi
Hoygiin soo iraaaa
Iiga hiili caashaqaa

codkii Cali Uwaa