Kartidaa waan arkayee
Kashayaad iigujirtayee
X2

Kulan jacayl iyo kar
Kabaad wadaayee
Kalaam kaa marabee
X2

Kaltuumoy anwaa ku
Kasee kow dheh ka
Badan kadeedee
Wixii kuu keedsanee
X2

Kali asaaylaad kudaye
Ukaadi waasoo kalahee
X2

Kafiirso koobkaan
Ma idhaafi haayee
Ha iikeeninee x2

Kaltuumoy anwaa ku
Kasee kow dheh ka
Badan kadeedee
Wixii kuu keedsanee
X2

Exit mobile version