jacaylkani i jiitay
joogsigayga kala bary
aan la joogi waayee
jahwareeriyo
jiifbuu igu riday
juuqna iima oran
anigoo ag joogay
meel kale u jeedaa
jahwareeray aniguye
dhankeebaan u jiifta

tii aan u jabayee
u jiir go,ay awgeed
jawaabb igama siine e
jid cidlabay i dhigtoo
jawaabna kaama hayo
anigoo ag joogay
meel kale u jeedaa
jahwareeray aniguye
dhankeebaan u jiifta

Exit mobile version