bildhaan quruxeey bilcsaneey
taan boqradaay waan kuu bogee

adaa baro iyo qalbiga boos ku leh
adaan baryo iyo bilaba ku rabee

gudoon bilaneey bilada cishqigoo
dabiib baxsaneey boogaha caashaqa

bildhaan wacaneey baari gobaay
bilis haween taan u bogaay

Exit mobile version