qalbigii aad furahiisa haysay
adaa quful maanta saaaray waynee
markii aad qiimaheenii idlaysay
markaan yaabay ayaan anigu quustay

eesh qiyaasak adaa qaloocshee
maxaaa qaladoon sameeyay
eesh qiyaasak adaa qubaaye
maxaa qaladoon sameeyay

qorshihii adiga kaa halaabay
hadii aad dib u qoomamatay
halkii aan naxariis ku qooayay
adigaa qalajee ka quuuso

eesh qiyaasak anoo daneeyay
adaa qaribee ku doogso
eesh qiyaasak adaa qubaayee
maxaan qiimiga ilaashay
muxuu qiimiga ilaashay

qiyaanada ruuxaad ku soortay
qaatay misana qadafkaaga yeelay
markii aad waxbaba qiri wayday
ayuu qiimihiina dhamaaday

eesh qiyaasak adaa quluubta
mid kale qiirada la haystee
nafsigaad qooshtaa ku daaree
maxaa qaladoon sameeyay
muxuu qaladuu sameyay

Exit mobile version