VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoo qaado naftayda - Lyrics

Adaa haqabtira Qudhayda haboo Adaa hiiliyay haraad Katiroo adaa hagar li'i daryeel ka huroo Intaan kaa helay Cid kale kama hellin X2 Waxan hibanaaya Adaa isku howla Halkaan dhibsanayo Adaa ka hayaama X2 Adaa ilaheera adigaa Ila haaba adaa ham- Balyiyo amaan ku Haboon X2 Anaa kuu hanwayn Waliba kuu heelan Adaan kuu hibeeyay Hor alle noloshayda X2 Adaa iihayoo hubaal Farxadayda adaan Kaadhigay hogaanka Hadayda adaan kugu Qoray hubaal qalbig- Ayga adaan kuu huree Hoo qaado naftayda X2 Adaa hiyi bila hablaha Usitoo adaa hindisaha Horseed u ahoo adaan Habranayn halyay ku Raboo sidaan kuu Hubo cid kale uma Hubo X2 Hadaan qaldanahay Adaa ihagaaja hadaan Mar daciifo adaa Ihagaaya X2 Adaa ii hadhac adaa Ihadheeya adaa hadiyada Haldhaa boqorada X2 Adaa ii hiraaya habeen Iyo maalin anaa ku Hadraaya haldhaa Magacaga magacaga X2 Anaa haye dhaha Hubaal codsigaga Anaa uhilooba codkiyo Hadal kaaga anaad Ii tahay hamiga nolosh- ayda adaan kuu huree Hoo qaado naftayda X2 Anaa kuu hanwayn Waliba kuu heelan Adaan kuu hibeeyay Hor alle noloshayda X2 Adaa iihayoo hubaal Farxadayda adaan Kaadhigay hogaanka Hadayda adaan kugu Qoray hubaal qalbig- Ayga adaan kuu huree Hoo qaado naftayda X2
Queue is empty
-- / --